Bilowgii 42:5 ~ Genesis 42:5

picture

M arkaasaa wiilashii Israa'iil waxay u yimaadeen inay wax iibsadaan, iyagoo la socda kuwii yimid, waayo, abaartu dalkii Kancaanna way ka dhacday.


So the sons of Israel came to buy grain among those who came, for there was hunger and general lack of food in the land of Canaan.

Continue reading Report error