M arkaasuu yidhi, Wiilkaygu idinla dhaadhici maayo; waayo, walaalkiis waa dhintay, oo keligiis baa hadhay. Haddii jidka aad sii maraysaan belaayo kaga dhacdo isaga, de markaas cirradayda caloolxumaad qabriga la gelin doontaan.
And he said, My son shall not go down with you; for his brother is dead, and he alone is left; if some disaster should befall him by the way in which ye go, then shall ye bring my gray hairs with sorrow down to Sheol.
Continue reading Report error