Bilowgii 42:21 ~ 創 世 記 42:21

picture

M arkaasay waxay isku yidhaahdeen, Runtii walaalkeen eed baan ka galnay, maxaa yeelay, waxaynu aragnay naftiisii dhibaatada ku jirtay, markuu ina baryay, mana aynu maqlin, sidaas daraaddeed ayay dhibaatadanu inoogu dhacday.


他 們 彼 此 說 : 我 們 在 兄 弟 身 上 實 在 有 罪 。 他 哀 求 我 們 的 時 候 , 我 們 見 他 心 裡 的 愁 苦 , 卻 不 肯 聽 , 所 以 這 場 苦 難 臨 到 我 們 身 上 。

Continue reading Report error