Bilowgii 42:18 ~ Génesis 42:18

picture

K olkaasaa maalintii saddexaad Yuusuf iyagii ku yidhi, Tan yeela, oo waad noolaan doontaan, waayo, anigu Ilaah baan ka cabsadaa.


Al tercer día les dijo José: —Haced esto y vivid: Yo temo a Dios.

Continue reading Report error