M arkaasaa waxaa Fircoon la hadlay kii madaxa u ahaa kuwa khamriga siin jiray isaga, oo wuxuu ku yidhi, Maantaan xusuustay dembiyadaydii.
І говорив начальник чашників з фараоном, кажучи: Я сьогодні згадую гріхи свої.