O o bal eeg, waxaa haddana ka soo daba baxay toddoba sabuul oo xunxun, oo ay dabayshii bari qallajisay.
А ось виростає за ними семеро колосків тонких та спалених східнім вітром.