M arkaasaa Yuusuf wuxuu curadkii magiciisii u bixiyey Manaseh; waayo, wuxuu yidhi, Ilaah waa i illowsiiyey dhibaatadaydii oo dhan, iyo gurigii aabbahay oo dhan.
And Joseph called the name of the firstborn Manasseh—For God has made me forget all my toil, and all my father's house.
Continue reading Report error