Bilowgii 40:20 ~ Буття 40:20

picture

M aalintii saddexaad oo la xusuustay maalintii Fircoon dhashay ayuu addoommadiisii oo dhan diyaafad u sameeyey; markaasuu kor u qaaday madaxii kii madaxa u ahaan jiray kuwii khamriga isaga siin jiray iyo madaxii kii madaxa u ahaan jiray kuwii wax u dubi jiray oo addoommadiisa dhex joogay.


І сталося третього дня, у день народження фараона, і вчинив він гостину для всіх своїх рабів. І підняв він голову начальника чашників і голову начальника пекарів серед своїх рабів.

Continue reading Report error