O o weliba saddex maalmood dhexdooda ayaa Fircoon madaxaaga kor u qaadi doonaa, oo meeshaaduu kugu celin doonaa; Fircoon koobkiisiina gacantiisaad u dhiibi doontaa sidii waagii hore markaad ahaan jirtay kii khamriga siin jiray.
yet within three days shall Pharaoh lift up thy head and restore thee unto thy place, and thou shalt deliver Pharaoh’s cup into his hand after the former manner when thou wast his butler.
Continue reading Report error