L amegna wuxuu naagihiisii ku yidhi: Caadah iyo Sillahay, codkayga maqla; Lameg naagihiisow, hadalkayga dhegaysta; Nin baan u dilay dhaawicid uu i dhaawacay aawadeed, Iyo nin dhallinyar dhufashadii uu wax igu dhuftay aawadeed.
Lamech said to his wives, Adah and Zillah, Hear my voice; you wives of Lamech, listen to what I say; for I have slain a man for wounding me, and a young man for striking and bruising me.
Continue reading Report error