R abbiguna waa la jiray Yuusuf, wuxuuna ahaa nin liibaansan, wuxuuna joogi jiray gurigii sayidkiisii Masriga ahaa.
Pero el Señor estaba con José, y éste prosperó en la casa del egipcio, su amo.