Bilowgii 38:6 ~ ﺗﻜﻮﻳﻦ 38:6

picture

M arkaasaa Yahuudah naag u guuriyey curadkiisii ahaa Ceer, magaceedana waxaa la odhan jiray Taamaar.


وَوَجَدَ يَهُوذا زَوجَةً لِبِكْرِهِ عِيرَ اسْمُها ثامارُ.

Continue reading Report error