Bilowgii 38:21 ~ Битие 38:21

picture

M arkaasuu weyddiiyey dadkii degganaa meesheedii, oo wuxuu ku yidhi, Meeday dhilladii joogi jirtay Cenayim jidka dhinaciisa? Kolkaasay iyana ku yidhaahdeen, Halkan dhillo ma joogi jirin.


Затова попита хората от онова място, казвайки: Где е блудницата, която беше на пътя при Енаим? А те рекоха: Тука не е имало блудница.

Continue reading Report error