K olkaasuu ku soo leexday iyadoo jidka ag fadhida, oo wuxuu ku yidhi, Waan ku baryayaaye, kaalay aan kuu tagee; waayo, ma uu ogayn inay tahay gabadhii uu soddogga u ahaa. Kolkaasay waxay ku tidhi, Maxaad i siinaysaa aad ii tagtide?
El s-a îndreptat către ea pe marginea drumului şi, fără să ştie că era nora sa, i-a zis: – Lasă-mă să intru la tine! – Ce-mi vei da, dacă intri la mine? a întrebat ea.
Continue reading Report error