W akhti dheer ka dib waxaa dhimatay Shuuca gabadhiisii oo ahayd naagtii Yahuudah. Markaasaa Yahuudah loo tacsiyeeyey, oo wuxuu tegey xagga kuwii idihiisa dhogorta ka xiiri jiray oo joogay Timnaad, isaga iyo saaxiibkiis Xiirah kii reer Cadullaamba.
След дълго време, Юдовата жена, дъщеря на Суя, умря; и като се утеши Юда, отиде, той и приятелят му, одоламецът Ира, при стригачите на овците си в Тамна.
Continue reading Report error