Bilowgii 37:2 ~ 創 世 記 37:2

picture

K uwanuna waa farcankii Yacquub. Yuusuf, isagoo jira toddoba iyo toban sannadood, ayuu idaha la daajinayay walaalihiis, wuxuuna ahaa wiil la jooga wiilashii Bilhah iyo Silfah oo ahaa naagihii aabbihiis. Markaasuu Yuusuf xaggooda war xun uga keenay aabbahood.


雅 各 的 記 略 如 下 。 約 瑟 十 七 歲 與 他 哥 哥 們 一 同 牧 羊 。 他 是 個 童 子 , 與 他 父 親 的 妾 辟 拉 、 悉 帕 的 兒 子 們 常 在 一 處 。 約 瑟 將 他 哥 哥 們 的 惡 行 報 給 他 們 的 父 親 。

Continue reading Report error