K uwanuna waa wiilashii naagtii Ceesaw oo Aaholiibaamah ahayd: ugaas Yecuush, iyo ugaas Yaclaam, iyo ugaas Qorax. Kuwanuna waa ugaasyadii ay dhashay naagtii Ceesaw oo ahayd Aaholiibaamah, gabadhii Canah.
These are the sons of Esau’s wife Oholibamah: chief Jeush, chief Jalam, chief Korah. These are the chiefs descended from Esau’s wife Oholibamah, the daughter of Anah.
Continue reading Report error