W ayna sodcaaleen, magaalooyinkii ku wareegsanaa oo dhanna cabsi weyn baa ku dhacday, mana ay ka daba tegin reer Yacquub.
他 們 便 起 行 前 往 。 神 使 那 周 圍 城 邑 的 人 都 甚 驚 懼 , 就 不 追 趕 雅 各 的 眾 子 了 。