Bilowgii 35:10 ~ Geneza 35:10

picture

O o waxaa Ilaah ku yidhi, Magacaagu waa Yacquub. Hadda ka dib magacaaga lama odhan doono Yacquub, laakiinse magacaagu wuxuu ahaan doonaa Israa'iil. Magiciisiina wuxuu u bixiyey Israa'iil.


Dumnezeu i -a zis:,, Numele tău este Iacov; dar nu te vei mai chema Iacov, ci numele tău va fi Israel.`` Şi i -a pus numele Israel.

Continue reading Report error