Bilowgii 34:25 ~ Genesis 34:25

picture

O o maalintii saddexaad, markay dhaawaca wada ahaayeen, waxay noqotay in laba ka mid ahaa wiilashii Yacquub oo ahaa Simecoon iyo Laawi, Diinah walaalaheed, uu midkood kastaa seeftiisii qaatay, oo waxay yimaadeen magaaladii, iyagoo aan la ogayn, waxayna wada laayeen intii labka ahayd oo dhan.


But on the third day when were sore, two of the sons of Jacob, Simeon and Levi, Dinah’s brothers, took their swords, boldly entered the city, and slew all the males.

Continue reading Report error