Bilowgii 33:11 ~ Geneza 33:11

picture

W aan ku baryayaaye, guddoon hadiyaddayda laguu keenay; maxaa yeelay, Ilaah baa ii roonaaday, oo haddana wax igu filan baan haystaa. Aad buuna u baryay, kolkaasuu guddoomay.


Primeşte deci darul meu, care ţi -a fost adus, fiindcă Dumnezeu m'a umplut de bunătăţi, şi am de toate.`` Astfel a stăruit de el, şi Esau a primit.

Continue reading Report error