Bilowgii 32:10 ~ Genesis 32:10

picture

M a aan istaahilo waxa ugu wada yar ee ka mid ah naxariistaada iyo daacadnimadaada ee aad addoonkaaga tustay, waayo, ushaydaan kaga soo gudbay webigan Urdun, haatanna waxaan noqday laba kooxood.


I am not worthy of the least of all the mercies and of all the truth which thou hast showed unto thy slave; for with my staff I passed over this Jordan and now I am become two bands.

Continue reading Report error