H addaba kaalay, aan aniga iyo adigu axdi dhigannee, hana noqdo markhaati ina dhex yaal aniga iyo adiga.
And now, come, let us make a covenant, I and thou; and let it be a witness between me and thee.