Bilowgii 30:32 ~ Genesis 30:32

picture

M aanta adhigaaga oo dhan waan dhex mari doonaa, oo waxaan ka sooci doonaa mid kasta oo dhibicyo iyo barbaro leh, iyo mid kasta oo madow oo idaha ku dhex jira, iyo inta barbaraha iyo dhibicyada leh oo riyaha ku jirta; oo waxaasu waxay noqon doonaan mushahaaradayda.


Let me pass through all your flock today, removing from it every speckled and spotted animal and every black one among the sheep, and the spotted and speckled among the goats; and such shall be my wages.

Continue reading Report error