Bilowgii 30:15 ~ Genesis 30:15

picture

I yana waxay ku tidhi, Ma wax yar baa inaad ninkaygii iga qaadday? Weliba ubaxa wiilkaygana ma iga qaadan lahayd? Raaxeelna waxay tidhi, Haddaba wiilkaaga ubaxiisa aawadiis isagu caawa wuu kula seexan doonaa.


But Leah said, “Is it not enough to take my husband? Would you take my son’s fruit also?” So Rachel said, “Jacob may lie with you tonight if you give me your son’s fruit.”

Continue reading Report error