Bilowgii 29:34 ~ Genesis 29:34

picture

O o haddana mar kalay uuraysatay, oo waxay dhashay wiil, waxayna tidhi, Haatan ninkayga ayaa ila jiri doona, maxaa yeelay, saddex wiil baan u dhalay isaga; sidaas daraaddeed magiciisii waxaa loo bixiyey Laawi.


And she became pregnant again and bore a son and said, Now this time will my husband be a companion to me, for I have borne him three sons. Therefore he was named Levi.

Continue reading Report error