Bilowgii 29:33 ~ Битие 29:33

picture

O o haddana way uuraysatay mar labaad, waxayna dhashay wiil, oo waxay tidhi, Rabbigu waa maqlay in lay nebcaaday, oo haddaba taas aawadeed ayuu ii siiyey wiilkanna; magiciisiina waxay u bixisay Simecoon.


И пак зачна и роди син; и рече: Понеже чу Господ, че не съм любима, затова ми даде и тоя син; и наименува го Симеон+.

Continue reading Report error