O o Laabaan markuu maqlay warkii Yacquub oo ahaa wiilkii walaashiis ayuu ku orday inuu ka hor tago, markaasuu isku duubay, oo dhunkaday, oo uu gurigiisii keenay. Isna wuxuu Laabaan u sheegay waxyaalahan oo dhan. Guurkii Yacquub Ee Lee'ah Iyo Raaxeel
When Laban heard the news of his sister’s son Jacob, he ran to meet him. He put his arms around him and kissed him, and brought him to his house. Then Jacob told Laban all these things.
Continue reading Report error