Bilowgii 28:5 ~ Буття 28:5

picture

I sxaaqna Yacquub wuu diray: oo wuxuu u kacay Fadan Araam xagga Laabaan, ina Betuu'el kii reer Suuriya, oo ahaa Rebeqah walaalkeed tii ahayd Yacquub iyo Ceesaw hooyadood.


І послав Ісак Якова, і пішов він до Падану арамейського, до Лавана, сина Бетуїлового, арамеянина, брата Ревеки, матері Якова й Ісава.

Continue reading Report error