Bilowgii 28:11 ~ Бытие 28:11

picture

O o meel buu gaadhay oo halkaasuu habeenkii oo dhan joogay, maxaa yeelay, qorraxdu way dhacday, markaasuu qaaday mid ka mid ah dhagxantii meeshaas, oo barkaday, halkaasuuna jiifsaday si uu u seexdo.


Дойдя до некоего места, он остановился на ночь, потому что солнце уже село. Он взял там один из камней, положил себе под голову и лег спать.

Continue reading Report error