Y acquubna wuxuu aabbihiis ku yidhi, Waxaan ahay curadkaagii Ceesaw. Waan sameeyey sidii aad iigu amartay. Haddaba waan ku baryayaaye, kac oo fadhiiso oo cun hilibkaygan ugaadheed, si aad iigu ducayso.
فَقالَ يَعقُوبُ لِأبِيهِ: «أنا عِيسُو بِكْرُكَ. وَقَدْ فَعَلْتُ كَما طَلَبْتَ مِنِّي. فَتَعالَ وَاجلِسْ وَكُلْ مِمّا اصْطَدْتُ، لِكَي تُبارِكَنِي.»
Continue reading Report error