o o dadkii meeshaas joogay baa naagtiisii ka warsaday, oo wuxuu yidhi, Iyadu waa walaashay: waayo, wuu ka cabsaday inuu yidhaahdo, Waa naagtaydii, oo wuxuu isyidhi, waaba intaasoo ay dadka meeshanu igu dilaan Rebeqah aawadeed, maxaa yeelay, way suurad quruxsanayd.
And the men of the place asked about his wife. And he said, She is my sister; for he feared to say, my wife, Lest the men of the place slay me on account of Rebecca—because she was fair in countenance.
Continue reading Report error