Bilowgii 26:24 ~ Буття 26:24

picture

O o isla habeenkaas ayaa Rabbigu u muuqday isagii oo ku yidhi, Waxaan ahay aabbahaa Ibraahim Ilaahiisa. Ha cabsan, waayo, waan kula jiraa, oo waan ku barakayn doonaa, farcankaagana waan tarmin doonaa addoonkaygii Ibraahim aawadiis.


І явився йому Господь тієї ночі й сказав: Я Бог Авраама, батька твого; не бійся, бо Я з тобою! І поблагословлю Я тебе, і розмножу нащадків твоїх ради Авраама, Мойого раба.

Continue reading Report error