Bilowgii 25:30 ~ Genesis 25:30

picture

M arkaasaa Ceesaw wuxuu Yacquub ku yidhi, Waan ku baryayaaye, i sii aan cunee fuudkaas cas, waayo, waan daalanahay. Sidaas daraaddeed magiciisii waxaa loo bixiyey Edom.


Esau said to Jacob, “Please feed me with that same red stew, for I am famished.” Therefore his name was called Edom.

Continue reading Report error