Bilowgii 25:26 ~ ﺗﻜﻮﻳﻦ 25:26

picture

D abadeedna waxaa soo baxay walaalkiis, gacantiisuna waxay ku dhegganayd cedhibta Ceesaw; magiciisiina waxaa loo bixiyey Yacquub; Isxaaqna lixdan sannadood buu jiray markay iyaga dhashay.


ثُمَّ خَرَجَ أخُوهُ وَيَدُهُ مُمْسِكَةٌ بِعَقِبِ عِيسُو، فَسُمِّيَ يَعْقُوبُ. وَكانَ إسْحاقُ فِي السِّتِّينَ مِنْ عُمْرِهِ عِنْدَما وُلِدا.

Continue reading Report error