Bilowgii 24:50 ~ Génesis 24:50

picture

M arkaasay Laabaan iyo Betuu'el jawaabeen oo yidhaahdeen, Waxanu wuxuu ka soo baxay xagga Rabbiga, annana kugulama hadli karno xumaan iyo samaan toona.


Labán y Betuel respondieron: “Del Señor ha salido esto. No podemos decir que está mal ni que está bien.

Continue reading Report error