Bilowgii 24:40 ~ Genesis 24:40

picture

O o wuxuu igu yidhi, Rabbiga aan hortiisa ku socdo wuxuu ku raacin doonaa malaa'igtiisa, jidkaagana wuu kugu liibaanin doonaa, wiilkaygana naag baad uga guurin doontaa xigaalkaygii iyo gurigii aabbahay,


And he said unto me, Jehovah, before whom I walk, will send his angel with thee, and prosper thy way. And thou shalt take a wife for my son of my kindred, and of my father's house.

Continue reading Report error