Bilowgii 24:35 ~ 創 世 記 24:35

picture

R abbigu aad iyo aad buu u barakeeyey sayidkayga, wuuna weynaaday: wuxuuna siiyey adhi iyo lo', iyo lacag iyo dahab, iyo rag addoommo ah, iyo naago addoommo ah, iyo geel iyo dameerro.


耶 和 華 大 大 地 賜 福 給 我 主 人 , 使 他 昌 大 , 又 賜 給 他 羊 群 、 牛 群 、 金 銀 、 僕 婢 、 駱 駝 , 和 驢 。

Continue reading Report error