M arkaasuu yidhi, Mahad waxaa leh Rabbiga ah sayidkayga Ibraahim Ilaahiisa, oo aan naxariistiisa iyo runtiisa ka joojin sayidkayga. Anigana Rabbigu jidkuu igu soo hoggaamiyey, oo wuxuu i keenay gurigii sayidkayga walaalihiis.
И рече: Благословен да бъде Господ, Бог на господаря ми Авраама, Който не лиши господаря ми от милостта си и верността си, като отправи Господ пътя ми в дома на братята на господаря ми.
Continue reading Report error