G abadhuna waa suurad quruxsanayd, waxayna ahayd bikrad aan ninna u tegin. Waxay tagtay ishii biyaha ahayd xaggeeda, oo intay ashuunkeedii soo buuxsatay, ayay soo baxday.
The girl was very beautiful, a virgin, and no man had had relations with her; and she went down to the spring and filled her jar and came up.
Continue reading Report error