Bilowgii 24:14 ~ Бытие 24:14

picture

G abadhii aan ku odhan doono, Ashuunkaaga deji, waan ku baryayaaye, aan ka cabbee, oo igu odhan doonta, Cab, awrtaadana waan waraabin doonaa, taasu ha noqoto tii aad u dooratay addoonkaaga Isxaaq, oo taas baan ku ogaan doonaa inaad sayidkayga u roonaatay.


и девица, которой я скажу: 'наклони кувшин твой, я напьюсь', и которая скажет: 'пей, я и верблюдам твоим дам пить', --вот та, которую Ты назначил рабу Твоему Исааку; и по сему узнаю я, что Ты творишь милость с господином моим.

Continue reading Report error