Bilowgii 18:29 ~ Génesis 18:29

picture

K olkaasuu mar kale la hadlay, oo yidhi, Mindhaa waxaa halkaas laga heli afartan. Markaasuu yidhi, Afartanka aawadood ayaanan u baabbi'inayn.


Abrahán volvió a hablarle, y dijo: «Tal vez sólo se hallen cuarenta...» Y el Señor respondió: «Aun por esos cuarenta no lo haré.»

Continue reading Report error