Bilowgii 18:25 ~ ﺗﻜﻮﻳﻦ 18:25

picture

Y aanay noqon inaad sidaas samayso, inaad kuwa xaqa ah la dishid kuwa sharka fala, oo sidaas kuwa xaqa ahu ay kula mid noqdaan kuwa sharka fala, taas yaanay noqon. Dunida oo dhan Xaakinkeedu miyuusan xaq samayn doonin?


لَنْ تَفْعَلَ هَذا بِكُلِّ تأكِيدٍ: لَنْ تَقْتُلَ الصّالِحَ مَعَ الشِّرِّيرِ. فَتُساوِيَ بَينَ الصّالِحِ وَالشِّرِّيرِ. لا يُمكِنُ أنْ لا يَكُونَ قاضِي الأرْضِ كُلِّها عادِلاً؟»

Continue reading Report error