Bilowgii 17:23 ~ Битие 17:23

picture

M arkaasaa Ibraahim wuxuu kaxaystay wiilkiisii Ismaaciil, iyo intii gurigiisa ku dhalatay oo dhan, iyo kuwii lacagtiisa lagu iibsaday oo dhan, kulli intii labayd oo ka midka ahayd dadkii guriga Ibraahim joogay, oo isla maalintaas ayuu ka guday buuryadoodii sidii Ilaah ku yidhi isaga.


В същия ден Авраам повика сина си Исмаил, всички родени в дома му и всички роби, купени с парите му, всеки от мъжки пол между хората на Авраамовия дом, и обряза краекожието на плътта им, според както Бог му каза.

Continue reading Report error