S aaray oo ahayd naagtii Aabraam waxay kaxaysay Haagaar tii Masriyadda ahayd, oo midiidinteeda ahayd, markii Aabraam toban sannadood joogay dalkii Kancaan ka dib, oo waxay iyadii siisay ninkeedii Aabraam inay naagtiisii u noqoto.
So Abram’s wife Sarai took Hagar the Egyptian, who served her, and gave her to her husband Abram as his wife. That was after Abram had lived ten years in the land of Canaan.
Continue reading Report error