Bilowgii 14:9 ~ Genesis 14:9

picture

K edorlaacomer oo ahaa boqorkii Ceelaam, iyo Tidcaal oo ahaa boqorkii Goyiim, iyo Amraafel oo ahaa boqorkii Shincaar, iyo Aryoog oo ahaa boqorkii Ellaasaar. Waxay ahaayeen afar boqor oo shantii boqor ka gees ah.


With the kings Chedorlaomer of Elam, Tidal of Goiim, Amraphel of Shinar, and Arioch of Ellasar—four kings against five.

Continue reading Report error