O o waxaa soo baxay boqorkii Sodom, iyo boqorkii Gomora, iyo boqorkii Admah, iyo boqorkii Seboyim, iyo boqorkii Belac (oo iyana ahayd Socar); oo waxay Dooxo Siddiim ugu diyaargaroobeen inay la dagaallamaan
Then the kings of Sodom, Gomorrah, Admah, Zeboiim and Bela (that is, Zoar) went out and joined in war against them in the valley of Siddim.
Continue reading Report error