Bilowgii 13:10 ~ ﺗﻜﻮﻳﻦ 13:10

picture

K olkaasuu Luud indhihiisii kor u taagay, oo wuxuu arkay Bannaankii Webi Urdun oo dhan, iyo inay meel waluba aad u waraabsan tahay, intaan Rabbigu baabbi'in Sodom iyo Gomora; wuxuu u ekaa beertii Ilaah, iyo sida dalka Masar markaad tagto xagga Socar.


فَنَظَرَ لُوطُ حَولَهُ، وَرَأى أنَّ وادِيَ الأُرْدُنِّ كُلَّهُ حَتَّى صُوغَرَ حَسَنُ السِّقايَةِ كَحَدِيقَةِ اللهِ ، أوْ كَأرْضِ مِصْرَ – كانَ هَذا قَبلَ أنْ يُدَمِّرَ اللهُ مَدِينَتِي سَدُومَ وَعَمُورَةَ –

Continue reading Report error