2 Reyes 4:5 ~ Boqorradii Labaad 4:5

picture

S e fue la mujer y se encerró con sus hijos. Ellos le traían las vasijas y ella echaba del aceite.


Sidaas daraaddeed isagii way ka tagtay, oo iyadii iyo wiilasheedii albaabkii bay isku soo xidheen, oo iyaguna weelashii bay u keenkeeneen, iyana way ku shubtay.

Continue reading Report error