Salmos 74:14 ~ Sabuurradii 74:14

picture

M agullaste las cabezas del leviatán, Y lo diste por comida al pueblo y a las bestias.


Waxaad kala burburisay madaxyada bahalbadeedyada oo Lewiiyaataan la odhan jiray, Oo cunto ahaan ayaad u siisay dadkii cidlada degganaa.

Continue reading Report error